Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

 

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Hargeysa(RH)Masuuliyiinta Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa kulan la yeeshay Hay’adaha ay wada shaqaynta leeyihiin ee ka hawl gala dalka.

 kulankan waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka kala socday wasaaradda deegaanka, wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ah ee ka hawla gala dalka.

Hargeysa(RH)Xukuumadda Somaliland ayaa  Maanta la wareegtey Xarumihii guud ee telefishannada Horyaal iyo Eryal ee Magaalada Hargeysa, Ciidamo sida warqadd xayiraadda ayaa saaka qabsaday Xarumaha Telefishenada  Horyaal, iyo Eryal iyagoo ku  Amrey Hawlwadeenada inay shaqada joojiyaan.