Hargeysa (RH)-Daraasad ballaaran oo muddo sanado ah socotay lagana sameeyay Subxaanyada ku nool dalka Soomaaliya ayaa dhowaan lasoo bandhigay.
Warar Cusub
Posted on: Sep 10, 2024
Jabuuti (RH)-Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay tirada rasmiga ah ee dadka ku nool dalkaasi.
Posted on: Sep 07, 2024
Dhallinyaro ka soo barakacday dalkoodii hooyo ayaa la is kugu keenay xero qaxooti. Dhammaan waa wada dhallinyaro, u dhaxeysa da’da 20-tan jirka ilaa 40-tan jirka.
Posted on: Sep 07, 2024
Qajaarku waa geed jirka u leh faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin, Waxaa ka buuxo fiitamiinada K, C, iyo A, waxaa kaloo laga helaa fiber iyo macdanaha potassium iyo calcium.