Warar

Addis Ababa (RH)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasha rasmi ah ku maraya dalka Itoobiya ayaa wadahadal la yeeshay Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Xog laga helay xafiiska Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegeysa wafdiga madaxweyne Xasan uu hoggaaminayey iney madaxda Itoobiya kulan laba geesoosd ah la qaateen.