Xaflad loogu dabaal degayo sanad-guuradii 20-aad ee Xisbiga Kulmiye oo ka socota Hargeysa

Hargeysa (RH)-Isbiga Kulmiye ayaa maanta u dabaal-degaya sanad-guuradii 20-aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay.

Xisbiga kulmiye waa xisbiga hadda talada Somaliiland haya,labo madaxweyne ayaana kasoo baxay xisbigan, waxaa ku mideysan badanaa siyaasiyiinta ugu waaweyn Somaliland.

Waxaana hadda Hargeysa ka socota xaflad loogu dabaal degayo sanad-guuradaasi.

Xigggasho: BBC

Category