Maraykanka oo ka fikiraya saldhig uu ka dhisto Somaliland

Muqdisho (RH)-Dowladda Mareykanka ayaa ka fiirsanaysa dalab kaga yimid Somaliland oo ku saabsan in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera, si loola tacaalo khatarta ay kooxda Xuutiyiintu ku hayaan gobolka arrintaas oo laga yaabo in lagu beddesho aqoonsi rasmi ah oo Somaliland ka hesho Mareykanka.

Arrintan waxay si weyn uga xanaajin doontaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho, hase yeeshee howlgalka wadajirka ah ee la-dagaallanka argagixisada ee Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa la filayaa inuu sii socdo.

Xigasho: Defence Index

Category